|
|||||
WAJAALE NEWS
Ogaysiiska Guud Iyo Digniin Inaan Isticmaali Karin Calaamada[Sumada] Ganacsi!
June 21, 2021 - Written by Editor:OGAYSIINTA LAHAANSHA CALAAMADA GANACSI (Gudaha Xuduuda Dalka Somaliland) Waxaa Halka lagu ogaysiinayaa in shirkada magaceeda layidhaahdo PROMASIDOR IP HOLDINGS LIMITED oo ah shirkad deyn xaddidan oo lagu aasaasay sharciyada Mauritius iyada Oo xarunteedu tahay Ebene ‘Junction, Rue de la Démocratie, Ebène, Ujeeddooyinka Shirkadanina ay tahay Soo saarista iyo ka ganacsiga summadaha/ calaamadaha ganacsi ee hoos ku xusan Shirkada PROMASIDOR IP HOLDINGS ay tahay Mulkiilaha iyo ka ganacsadaha kaliya ee u gaarka ah summaddan SOSSI kaas oo loogu dhawaaqo afka Soomaliga ee gudaha Somaliland lagaga hadlo SOSI una turjuma Carabi ahaan صوسي Summada kor ku xusan waxaa loo isticmaalaa fasalka 29aad ee alaabooyinkan hoose ku qoran Fasalka 29aad, Hilibka, kalluunka, digaagga iyo ugaadha; soosaarida hilibka; la keydiyey, la Qaboojiyey, la qalajiyey oo la kariyey miraha iyo khudradda; jellies, jams, compotes; ukunta; Caano, jiis, subag, caano fadhi iyo waxyaabaha kale ee caanaha laga sameeyo; saliidaha iyo Dufanka cuntada; la sameeyay borotiinka khudradda ee la duubay si loogu isticmaalo bedelka hilibka. DIGNIIN;Digniintan iyo ogaysiiskan waxaa la siinayaa Cid kasta ama shirkad kasta oo Isticmaasha ama ku-takri fasha , ama dhalan badasha calaamada shirkada kor ku xusan ama ku Xad-gudibta Calaamadan ama jabisa Xuquuqda lahaansha calaamadan Ganacsi in lagu dacwaynayo islamarkaan Talaabo sharciga waafaqsan laga qaadi doono kadib Ogaysiiskan qof kasta oo jabiya xuquuqda lahaanshaha ganacsiga ee shirkadan
Related posts:Jidkuu Gudoomiye C/raxmaan Cirro U Soo Maray Murashaxa Madaxwaynaha Xisbiga Wadani Muxuuse Ka Aha... DAAWO;-Barnaamijka Waxqabadka Safaarada Somaliland Ee Dalka Sweden Sanadkii 2018 Iyo Arimaha U Qorsh... Ma Dhabaa In Xukuumada Madaxwayne Muuse Biixi Ka Joojisay Shaqsiyaad Ay Xukuumadii Hore Qandara... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|