|
|||||
WAJAALE NEWS
Masuuliyiin Katirsan Xisbiyada Mucaaridka Oo Gaadhay Magaalada Gabiley, Kana Hadlay Halka Ay Marayso Tirinta Codadku!
June 3, 2021 - Written by Editor:GABILEY(W,N)-Qaarkamid ah masuuliyiinta xisbiyada mucaaridka ah ee Wadani Iyo Ucid ayaa gaadhay magaalada gabiley iyagoo ka warbixiyay halka ay marayso tirinta codadka musharixiinta deegaanka degmada gabiley oo wali lagu gudo jiro Sidoo kale masuuliyiinta wadani iyo ucid ayaa sheegay in aanay jirin cid booby karta codadka musharixiinta iyo sobobaha ilaa hada loogu dhawaaqi waayay natiijada hordhaca ah ee degmada gabiley HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Xukuumada Oo Si Qafaalasho ah Xabsiga Ugu Taxaabtay Guddoomiyihii Xisbiga UCID Ee Gobolka Saaxil. “Madaxweyne, Haddii Aad Mus-ciriirta Qaranka ka Moosi weydo, Mishkiladahan Aan Ka Digayo, Waxaad Umu... Wakiilada Qaramada Midoobay Ee Somaliya Oo Ka Hadlay Shirka Dhuusamareeb Iyo Ka Maqnaanshaha Punthla... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|