|
|||||
WAJAALE NEWS
Madaxwayne Biixi Oo Isku Keenay Cabdiraxmaan Soltelco Oo Ka Tanaasulay Hankiisii Maayarnimo Iyo Maayarka Soo Socda Ee Caasimada Cabdikariim A. Mooge.
June 13, 2021 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Muuse biixi cabdi ayaa Caawa qasriga madaxtooyada Isu-keenay Labadii Musharax ee U Tartamayey Maayarnimada Caasimada Somaliland ee Hargeysa cabdiraxmaan soltelco Oo isagu maanta shaaciyay in uu ka tanaasulay hankiisii maayarnimo Ka Dib Codsigii Madaxweynuhu kaga Dalbaday Maayarkii Hore Inuu Xilka Banneeyo Kana Baxo Tartanka. Iyo xildhibaan cabdikariim axmed mooge oo xisbiyadu mucaaridku isku raaceen in uu utartamo jagada maayarka caasimada hargaysa. Waxaana goobta madaxwaynuhu iskugu keenay labadan masuul ka hadlay madawayne biixi iyo exmaayarkii hore soltelco iyo xildhibaan cabdikariim axmed mooge oo ka mahad celiyay talaabada uu madaxwaynuhu horseeday HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:“Waxaan Leeyahay Dadka Reer Sool, Dhibaatadaa Maanta Jirta Waa Inaan Nabad Ku Bedelnaa”Madaxwayne Bi... Madaxwayne Biixi Oo Eedo Culus Ujeediyay Qaramada Midoobay Iyo Nuxurka Digniin Uu Udiray Wakiilka Mu... Bandhigga Carwada Buugaagta Hargeysa: Madal Sannad Walba Somaliland ka Gudbisa Farriin togan oo Dubl... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|