Madaxwaynaha DDSI Mustafe Cagjar Oo Ka Hadlay Dhismaha Dekeda Cusub Ee Berbera Iyo Muhiimada Ay Uleedahay Itoobiya, | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Madaxwaynaha DDSI Mustafe Cagjar Oo Ka Hadlay Dhismaha Dekeda Cusub Ee Berbera Iyo Muhiimada Ay Uleedahay Itoobiya,
June 24, 2021 - Written by Editor:

BERBERA(W,N)-Madaxwaynaha dawlad deegaanka somalida itoobiya mustafe muxumed cumer oo maanta kaqybgalay xadhig ka jarka dhisamaha dekeda cusub ee lagu kordhiyay berbera islamarkaana ay maalgalisay dp worlda ayaa ka hadlay faa,iidada ay uleedahay dalka itoobia gaar ahaan deegaanada somalida

Sidoo kale madaxwayne cagjar ayaa bogaadiyay horumarka ay ku talaabsatay somaliland .

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS