|
|||||
WAJAALE NEWS
“In Beesha Habar Jeclo Oo Lahayd Aas Aaska Xisbiga Kulmiye Hal Xildhibaan Uga Soo Baxo, Af xumada Cidkale Maaha Ee Muuse Biixibaa Looga Tagay:Boqor Buurmadow.
June 12, 2021 - Written by Editor:DUBAI(W,N)-Boqor Cismaan Aw Maxamuud Buur madow oo Kamid ah madaxdhaqameedka Somaliland ee gobolada bari Ayaa ka hadlay doorashooyinkii dalka ka dhacay 31may ee Wakiilada iyo deegaanka iyo sida xisbiga kulmiye loogaga Guulaystay gobolka togdheer isagoo ku eedeeyay in ay keentay talada madaxwayne biixi. Sidoo kale boqor buurmadow ayaa bogaadiyay komishanka doorashooyinka iyo sida cadaalada ah ee ay uqabteen doorashooyinka. HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;
Related posts:Daawo:Gudoomiye Muuse Biixi Oo Taageerayaal Xisbigiisa Ku Soo Biiray Ujeediyay Kalmado Beerlaxawsi a... Dowladaha Jabuuti iyo Itoobiya oo Gurmadkii ugu Horreeyey oo Gargaar Dawo ah u diraya Puntland “Dalkeena Wada-jir Baynu Ku Dhisnay, Waxaanan Aaminsanahay Inaynu Ka Gudbi Karno Wax Kasta oo Inaga ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|