Golaha Deegaanka Degmada Laascanood Oo Doortay Maayar Iyo Maayar Kuxigeen. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Golaha Deegaanka Degmada Laascanood Oo Doortay Maayar Iyo Maayar Kuxigeen.
June 20, 2021 - Written by Editor:

LAASCANOOD(W,N)Golaha cusub  ee deegaanka degmada laascanood ayaa maanta yeeshay kalfadhigoodii uhoreeyay kaasi oo ay ku doorteen maayar iyo maayar kuxgeenka hogaamin doono galaha

Kalafdhigan ayaa waxaa fuay badhasaabka gobolka sool oo isagu goob joog ka ahaa

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS