Falaqaynta:-Xeerka Furista Ururada Iyo Saamaynta Ay Ku yeelaneyso Xisbiyada +Doorashada Madaxtooyada Ee 2022!! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Falaqaynta:-Xeerka Furista Ururada Iyo Saamaynta Ay Ku yeelaneyso Xisbiyada +Doorashada Madaxtooyada Ee 2022!!
June 27, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Golaha guurtida ayaa maanta ansixiyay xeerka furista ururada siyaasada iyo asxaabta qaranka oo waxka badal iyo kaabis lagu sameeyay

Hadaba xeerka furista ururada siyaasada saamayn noocee ah ayuu ku yeelan doonaan xisbiyada qaranka ee hada jira iyo qabsoomida doorashada madaxtooyada ee soo socota una mudaysan 2022 bisha 12aad ee dabayaaqada sanadkaasi

HALKAN KAGA BOGO FALAQAYNTA XEERKA FURISTA URURADA SIYAASADA EE ASXAABTA QARANKA;

COMMENTS
LINKS