DAAWO;-Xildhibaan Faratoon Oo Beeniyay Warar Laga Baahiyay oo lagu Sheegay In Uu Geeriyooday! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Xildhibaan Faratoon Oo Beeniyay Warar Laga Baahiyay oo lagu Sheegay In Uu Geeriyooday!
June 5, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)- Wasiirkii hore ee Arimaha dibada somaliland Hadana ah xildhibaan kusoo baxay mudanayaasha laga soo doortay gobolka sool Ee golaha wakiilada ayaa beeniyay warar been abuur ah oo lagu sheegay in uu dhintay

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS