|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Xildhibaan Cabdirasaaq Wiiwaa Oo Shaaciyay In Uu Ka Tanaasulay Hankiisii Maayarnimo Iyo Sobobta!
June 8, 2021 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan Eng Cabdirisaaq Maxamed Faarax Wiiwa oo kamid xildhibaanada kazoo baxay xisbiga wadani golaha deegaanka hargaysa ayaa Shaaciyay inuu Ka Tanaasulay hankiisii XilkaMaayarnimo ee uu shaaciyey waxaana uu Xildhibaanku Sheegay inuu u Tanaasulay Xil Abdikarim Ahmed Mooge Sidoo kale Xildhibaan Wiiwaa ayaa Xildhibanada Kale Waxa Uu ugu baaqay inay la Shaqeeyaan Cabdikarin oo ay uga Talansulaan Mayor nimadda Caasimada Hargeysa. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Wasiir Cukuse Oo Laga Horistaagay Iscasilaad Uu Dalbaday, Shirkii Golaha Wasiirrada Ee Shalayna Iska... DAAWO;-Madaxwaynaha Jsl Oo Khudbad Dhinacyo Badan Taabanaysa Ka Jeediyay Xarunta Heritage Foundation... Warbaahinta Dawlada Eritrea Oo Siwayn Wax Uga Qortay Socdaalka Wafti Uu Hogaaminayo Wasiirkeeda Arim... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|