DAAWO;-Xildhibaan Cabdikariim Axmed Mooge Oo Faah Faahin Ka Bixiyay Kulankii Ay Wada Yeesheen Madaxwayne Biixi. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Xildhibaan Cabdikariim Axmed Mooge Oo Faah Faahin Ka Bixiyay Kulankii Ay Wada Yeesheen Madaxwayne Biixi.
June 9, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan Cabdirakiim Axmed Mooge ayaa faah faahin ka bixiyay kulankii ay wada yeesheen madaxwaynaha Somaliland muuse biixi iyo arimaha ay wada hadleen ee la xidhiidha damaciisa maayarnimo

Sidoo kale xildhibaanka ugu codka badan golaha deegaanka ayaa wax laga waydiyay  sida uu u arko saamanta ay ku yeelan doonto isbahaysiga xisbiyada mucaaridka ah ee uu katirsan yahay

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS