|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Ururka Qareenada Somaliland Oo Xukuumada Ugu Baaqay In Lasoo Dadajiyo Qabsoomida Doorashada Golaha Guurtida Jsl.
June 8, 2021 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Hogaanka ururka qareenada somaliland ee (Solla” ayaa ka hadlay doorashadii isk sidkanayd ee dalka ka Dhacay iyo sida aanay haweenku ugu guulaysan wax kuraasiya Sidoo kale ururka qareenada somaliland ayaa xukuumada ugu Baaqay in lasoo dedajiyo qabashada doorashada golaha Guurtida somaliland oo aan wali la qaban islamarkaana xildhibanada fadhiyaa ay hada dhaxal wada noqdeen. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:DAAWO; Xuska Dhalashada Nabigeenii Suubanaa N,N,K,H Oo Lagu Qabtay Magaalada Hargeysa Iyo Masuuliyii... Qaarkamid Ah Ururada Siyaasada Jsl Oo Ku Gacan Saydhay Go,aankii Gudida Beelaha Habar-jeclo Ee Arima... Wasiirka Diinta Iyo Awqaafta Oo Soo Xidhay Tafsiirka Quraanka Oo Ka Socday Masjid Jaamaca Gabiley. COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|