|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Musharixiin Kasoo Horjeestay Natiijadii Ay Shaaciyeen Komishanka Magaalada Berbera Ee Gobolka Saaxil.
June 4, 2021 - Written by Editor:BERBERA(W,N)-Qaarkamid ah musharixiintii ka sharaxnaa gobolka saaxil iyo degmada berbera ayaa kasoo horjeestay natiijada hordhaca ee ay galabta shaaciyeen komishanka doorashada ee gobol/degmo ee berbera kuwaasi oo sheegay in ay tirsanayaan cadaalad daro iyo wax isabada marin lagu sameeyay codadkoodii, Dhanka kale musharixiinta ayaa fariin udiray gudoomiyaha komishanka doorashooyinka riyo raac. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Qarnigii immisaad ayaa Cunista Qaadku ku bilaabantay Muslimiinta, sidaysa u bilaabantay, yaase ku bi... DAAWO;-Prof Axmed Ismaaciil Samater Oo Kulan La Qaatay Aqoonyahanka Caasimada Hargaysa Iyo Arimaha U... Itoobiya oo shaacisay inay bilaabayso isticmaalkooda Dekedda Berbera iyo Caqabado ay farta ku fiiqda... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|