|
|||||
WAJAALE NEWS
“Anigu Waxaan Kamid Ahaa Haweenkii Ragu Suxulka Ku Riixayay, Hadii Aanu Xisbigu Ii hiilina Maan Tartameen”Nimco Maxamed Cawaale.
June 20, 2021 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Musharax Nimco Maxamed cawaale oo kamid Ahayd haweenayda kaliya ee utartantay golaha deegaanka Degmada gabiley balse aan kusoo bixin oo maanta kamid ahayd Haweenkii musharixiinta ahaa ee aan ku guulaysan doorashada Oo madaxwayne biixi ku qaabiley qasriga madaxtooyada ayaa Ka hadashay tartankii ay gashay iyo waxyaabaha ay ka faa,iiday. Sidoo kale marwo nimco maxamed cawaale ayaa madaxwayaha Somaliland usoo jeedisay in uu ku daro haweenkan golayaasha siyaasada dalka HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:WAR Deg Dega; Wasiirka Warfaafinta Cabdilaahi Cukuse Oo la Filayo In Uu Iscasilayo Iyo Fadeexadaha ... DAAWO;-Mid ka kamid ah Bukaanadii Ka Bogsaday Xanuunka Coronavirus Oo Bulshada Jsl Fariin Udiray. Daawo:Xisbiga Mucaaradka ah Ee Wadani Oo Qaadacay Gudida Golaha Guurtidu U Magacawday In AY Ka SOo T... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|