|
|||||
WAJAALE NEWS
“Waxaan La Yaabay In Madaxwaynuhu Yidhi Cabdiraxmaan Ciro Wuu Ka Maqnaa 18ka May, Malaha Burco….”cirro
May 20, 2021 - Written by Editor:BURCO(W,N)-Gudoomiyaha xisbiga wadani cabdiraxman ciro ayaa wax lala yaabo ku tilmaamay hadal habeenkii xuska 18may kazoo yeedhay madaxwaynaha Somaliland oo isagu fagaaraha ka sheegay in gudoomiye cirro ka maqan yahay xuska 18may Gudoomiye ciro oo jawaabaya hadal madaxwaynaha ayaa tilmaamay wax lala yaabo in madaxwaynuhu yidhaa wuu maqan yahay isagoo xiligaa magaalada burco aga qaybgalay munaasibad xuska 18may ah HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN’; Related posts:Daawo: Xoghayaha Warfaafinta Xisbiga Wadani Oo Jawaab Kulul Ka Bixiyay Hadalo Ka Soo Yeedhay Kulmiye Gudoomiyaha Haayada Qaxoontiga Iyo Taliyaha Ciidanka Laanta Socdaalka Oo Magaalada Baligubadle Ka Dh... Wasiirka Warfaafinta Jsl Oo Ka Hadlay Falkii Lagu Dilay Labada Sarkaal, Kana Jawaabay Eedo Gudoomiya... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|