|
|||||
WAJAALE NEWS
Wasaaradda Arrimaha Bulshada Somaliland oo ka Farxisay Boqol Caruur ah.
May 5, 2021 - Written by Editor:Hargeisa(W.N):-Wasaaradda shaqada iyo arrimaha bulshada Jamhuuriyadda Somaliland ayaa ka farxisay in ka badan sagaashan caruura ah oo ka murugaysanaa sida dhigood ugala qayb qaadan lahayeen Ciida. Madax arrimaha bulshada ee Wasaaradda ayaa boqol caruur ah oo agoona ku wareejisay dharka ciida oo u dhammaystiran taasi oo muujinaysa sida wasaarad ahaan u garab taagan yihiin caruurta .
boqolkan caruurta ayaa hadda la qaybsanayaa farxada ay ciida caruurta dhigooda ah ee haysta waalidinta u tabcaaya . Related posts:Wararkii Ugu Danbeeyay Xaalada Itoobiya Iyo Raysal-wasaare Abiye Oo Fariin Kasoo Diray Furimaha Hore... Wasaarada Deegaanka Somaliland oo Ka Gaabsatay Ka Hadalka 8 Hareemo-cad oo Ay Dibeda U Iib Gaynayso DAAWO;-Taageerayaasha Musharax Maxamed Cabdilaahi Bookh Oo Cududooda Kusoo Bandhigay Magaalada Wajaa... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|