|
|||||
WAJAALE NEWS
Safiirka Jsl Ufadhiya Dalka Sweden Oo Ka Warbixiyay Waxka Badal Lagu Sameeyay Shuruudaha Looga Baahan Yahay Dadka Usafraya Somaliland
May 27, 2021 - Written by Editor:SWEDEN(W,N)-Safirka jamhuuriyada somaliand ufadhiya dalka Sweden Ambasador sakariye xasan wacays oo ka warbixiyay fudaydin xukuumada Somaliland ku samaysay shuruudaha looga baahan yahay dadka usafrya Somaliland xaalada xanuunka dunida saameeyay ee Covid19 owgeed Sidoo kale Ambadasor sakariye ayaa qoysaska reer Somaliland ee ku dhaqan dalka Sweden ee usafraya Somaliland ku wargaliyay in aan shuruud lagu xidhay caruuraha ay wataan ee da,doodu tahay 18sano jirka isagoo sheegay in dhamaan amarada ay gaadhsiiyeen shirkadaha diyaaradaha HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Wasiirka Madaxtooyadda Somaliland Oo Dalka Dib Ugu Soo Laabtay, Fariina U Diray Qurbe Jooga Reer Som... Siyaasiyiinta Madasha Wadatashiga iyo toosinta qaranka Oo Bulshada U Iftiimiyay dhaliilaha Xukuuma... “Abwaan Cabdiraxmaan Abees Wuxu Helay Wuxuu Xaqa Ulahaa, Waxaanan Umahad Naqayaa In Kasta Oo ka Qayb... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|