|
|||||
WAJAALE NEWS
Odoroska Natiijada Doorashada Golaha Wakiilada 2021.Iyo Sida Xisbiyada Ukala Helayaan Kuraasida!
May 21, 2021 - Written by Editor:Doorashooyinka soo socda ee maalmuhu ka hadheen hadii aynu odorosno aqlabiyada waxa leh axsaabta mucaaridka ah , waliba xisbiyada kulmiye iyo Waddani way isku bar-bar dhacayaan xaga tirada xildhibaanada soo baxaya oo hal ayuun bay is dheer yihiin. Doorashada xaga gobolada marka la eegayo Xisbiga Waddani ayaa gobolada ugu badan dalka hogaamin doona sida Sool , Sanaag iyo Togdheer . Halka Xisbiga Kulmiye uu hogaamin doono gobolada Awdal iyo Maroodi jeex oo kali ah , saaxilna waxa ay heli doonaan kuraas isku mid ah. Kulmiye 31 Waddani 30 Ucid 21 Faah-faahinta oo goboleysan TOGDHEER Kulmiye 5 Waddani 7 Ucid 3 MAROODIJEEX Kulmiye 8 Waddani 5 Ucid 7 AWDAL kulmiye 6 Waddani 4 Ucid 3 SAAXIL Kulmiye 4 WADDANI 4 Ucid 2 SANAAG; Kulmiye 4 Waddani 5 Ucid 3 SOOL; Kulmiye 4 Waddani 5 Ucid 3 Total ;; Kulmiye 31 Waddani 30 Ucid 21 Alle ayaa sida ay noqon doonto og , ee waa sadaal aan ka sameeyey ifafaalaha ay doorashooyinku leeyihiin iyo sida ay shaqsiyan iila muuqato. QALINKII; HOGAAMIYE Mohamed Abdi Jama “Muxamed Dhimbiil”
Related posts:Murrashax Ciro Iyo Wafti Uu Hor Kacayo Oo Si Diiran Loogu Soo Dhaweeyay Deegaanka Yubbe Ee Bariga Go... Sacad Muuse Iyo Xeeladaha Siyaasiyiinta Ugu D'ada Wayn Somaliland Ee Madaxwayne Siilaanyo Iyo G,Sale... “Waa In Reer Awdal Talo Ka Yeeshaan, Mushkilada Doorashooyinka Ee Maanta Lagu Soo Xiiray, Si Aanay C... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|