GABILEY(W,N)-Xogahaya guud ee xisbiga wadani oo maanta ka hadlay isku soo baxa taageerayaasha xisbiga wadani ee magaalada gabiley ayaa sheegay in maanta layskugu yimid gabiley taasi oo aan noqon doonin mid qabyaalad ku codaysa balse ku codayn doonta cida dalka horumar gaadhsiinaysa
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;