DAAWO;-Wasiirka Biyaha JSL Oo Kormeer Ku Tagay Ceel biyood Cusub Oo Laga Hirgaliyay Deegaanka Botor Ee Gobolka Gabilay. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Wasiirka Biyaha JSL Oo Kormeer Ku Tagay Ceel biyood Cusub Oo Laga Hirgaliyay Deegaanka Botor Ee Gobolka Gabilay.
May 26, 2021 - Written by Editor:

GABILEY(W,N)-Wasiirka wasaarada biyaha Somaliland maxamed muuse diiriye oo ay weheliyaan maamulka gobolka gabiley ayaa kormeer ku tagay ceel biyood cusub oo laga hirgaliyay deegaanka botor ee gobolka gabiley kaasi oo lagu xoojin doono ceelayasha biyaha ee deegaanka oo waraabiya gabiley iyo wajaale.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

COMMENTS
LINKS