|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Taageerayaasha Xisbiga Wadani Oo Isku Soo Bax Balaadhan Ku Muujiyay Fagaaraha Magaalada Gabiley
May 25, 2021 - Written by Editor:GABILEY(W,N)-Ololaha maalintiii sedexaad ee doorashada somaliland ayaa waxaa maanta fagaarayaasha gobolada iyo degmooyinka dalka isku soo bax balaadhan ku muujiyay xisbiga wadani.
Taageerayaasha xisbiga wadani ee musharixiinta golayaasha wakiilada iyo deegaanka ayaa maanta wacdaro ka dhigay fagaaraha magaalada gabiley oo ay isku soo baxeen kumaan siday calanka ugaarka calanka xisbiga.
Sidoo kala waxaa isku soo baxan kala qaybgalay gudoomiyaha xisbga cabdiraxmaan cirro iyo masuuliyiin kale oo xisbiga ah HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Xarunta Xuquuqal Insaanka Oo Xukuumadda Ugu Baaqday Inay Shuruud La’aan Xorriyadiisa Ugu Celiso Suxu... DAAWO; Abwaan Qaamuus Oo Gabay Baroor Diiqa Ka Tiriyey Aaskii Marxuum Maxamed Miyir Oo Ka Baxay Bahd... Faysal Cali Waraabe Oo Ka Hadlay Amar Ka Soo Baxay Gudida Diwaangalinta Ururada oo hore Loogu Gudbi... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|