DAAWO;-Musharixiinta Golaha Wakiilada Maxamed Cismaan Iyo Deegaanka Gabiley Eng Maxamed Dayib Oo Cududooda Taageero Kusoo Bandhigay Khayriyada Magaalada Wajaale. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Musharixiinta Golaha Wakiilada Maxamed Cismaan Iyo Deegaanka Gabiley Eng Maxamed Dayib Oo Cududooda Taageero Kusoo Bandhigay Khayriyada Magaalada Wajaale.
May 23, 2021 - Written by Editor:

TOG WAJAALE(W,N)-Musharax Maxamed Cismaan Maxamed Oo Usharaxn golaha wakiilada gobolka maroodi jeex iyo Eng Maxamed Dayib Oo usharaxan golaha deegaanka gabiley Ee xisbiga ucid ayaa maanta  ah oo ahayd maalintii koowaad ee ololaha khayriyada magaalada wajaale Ay iskugu soo baxeen taageerayaashoodu oo  kumanaan kamid ah khariyada magaalada wajaale .

Isku soo baxa Labada musharax ee isku sidkan ayaa waxaa ka hadlay cuqaal,siyaasiyiin, ganacsato haween iyo masuuliyiin ka socday xisbiga ucid.

Dhanka kale musharax maxamed cismaan iyo eng maxamed dayib ayaa taagerayaashooda ka codsaday in ay maalinta codbixinta ee 31may ugu hagar baxaan codkooda

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS