|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Musharax Maxamuud Dhagacade Oo Si Diiran Loogu Soo Dhaweeyay Magaalada Kalabaydh.
May 21, 2021 - Written by Editor:KALABAYDH(W,N)-Musharax Maxamuud Maxamed Yuusuf (dhagacade” oo kamid ah musharixiinta golaha deegaanka degmada gabiley ayaa maanta sidiiran loogu soo dhaweeyay magaalada kalabaydh. Sidoo kale munaasibada lagu soo dhaweeyay musharax maxamuud ayaa waxaa hadalo ka jeediyay waxgarad,haween iy dhaliinyaro kuwaasi oo muujiyay taagerada ay uhayaan, Dhanka kale musharax maxamuud maxamed dhagacade oo bulshada reer kalabaydh uga mahad celiyay soo dhawaynta ay ku qaabileen ayaa ugu baaqay in maalinta codbixinta ay codkooda ugu deeqaan isagoo sheegay in uu hadii la doorto ka shaqayn doono danaha deegaanka kalabaydh. HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN; Related posts:DAAWO;Wafti Ka Kooban Agaasimayaal iyo Dhakhaatiir oo Maanta Buuqasho ku tagay Cusbitaalka Wajaale B... Madaxweynaha Somaliland Oo Xafiiskiisa ku Qaabilay Wefti Sare Oo Ka Socda Dalka Czech Republic Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland oo Dhimay Gudiga Joogtada ee Golaha wakiilada,Muxuuse u cusk... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|