|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Musharax Axmed Cabdi Muuse Oo La Dardaarmay Taageerayaashiisa Magaalada Hargaysa!
May 27, 2021 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Musharaxa golaha wakiilada gobolka maroodi Jeex Axmed Cabdi Muuse (axmed ini) oo ka sharaxan xisbiga kulmiye ayaa xarunta guud ee u ku leeyahay xarunta guud ee magaalada hargaysa kala hadlay boqolaal kamid ah ayaa kula dar daarmay in ay maalinta 31may ay diyaar unoqdaan in y codka siiyaan oo ay safafka hore ugalaan.
Sidoo kale siyaasiyiinta, waxgaradka iyo haweenka beesha uu kasoo jeeda ayaa la barbar istaagay taageero balaadhan HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:DAAWO; Afhayeenkii Hore Ee Madaxtooyada Jsl Oo Isbarbar dhig Ku Sameeyey Cabdiraxmaan Ciro Iyo Muuse... DAAWO; Xisbiga Waddani Oo Ka jawaabay Eedo Uga Yimid Xukuumada Taxayna Dhaliilo Iyo Musuqmaasuqa ... “Qaranku Muu Jabin, Ciidankeenuna Muu Jabin, Ee Marka Arimahan Oo Kale Ay Dhacaan, In Isbedel Yimaad... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|