LAASCANOOD(W,N)-Magaalo madaxda gobolka sool ee laascaanood ayaa maanta siwayn looga xusay sanad guuradii 30th ee lasoo noqoshada madax banaanida somailand ee 18may.
Waxaana munaasibad ka qaybgalay maamulka gobolka sarakiisha ciidamada iyo qaybaha kala duwan ee shacabka ku dhaqan magaalada laascanood.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;