|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Magaalada Gabiley Oo Lagu Qabtay Munaasibad Loogu Dabaal Degayo Xuska Maalinta Qarannimada Jsl Ee 18may.
May 19, 2021 - Written by Editor:GABILEY(W,N)-Magaalo madaxda gobolka gabiley ee gabiley ayaa habeenkii xalay lagu qabtay munaasibad baaadhan oo loogu dabaal degayo xuska sanad guuradii 30aad ee lasoo noqoshada madaxbanaanida jamhuuriyada Somaliland eek u astaysan 18may.
Waxaana munaasibad kazoo qaybgalay madaxdhaqameed maamulka gobolka iyo ka degmada haweeen,dhalinyaro iyo boqolaal kamid ah shacabka magaalada gabiley. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Faah-faahino Dheeraada Oo Kasoo Baxaya Madaafiic Lagu Garaacay Xerada Xalane Ee Magaalada Muqdisho, Maamulka Dekeda Berbera Oo Banaanka Soo Dhigay Aqoon darada Iyo Aafada Musuq Maasuq Ee ku Habsatay... Wasiirka Wasaarada Biyaha Jsl Oo Dhagax Dhigay Dhaam Biyood Laga Hirgalinayo Deegaanka Bandar Wanaag... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|