DAAWO;-Hordhaca Barnaamijka Masraxa Musharax Oo Uu Marti Ku Ahaa Maayarka Magaalada Gabiley Iyo Su,aalo Xasaasiya Oo Lagu Waydiiyay! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Hordhaca Barnaamijka Masraxa Musharax Oo Uu Marti Ku Ahaa Maayarka Magaalada Gabiley Iyo Su,aalo Xasaasiya Oo Lagu Waydiiyay!
May 6, 2021 - Written by Editor:

GABILEY(W,N)-Hordhaca Barnaamijka Masraxa Musharax ee Tvga Qaranka Somaliland oo Habeenkii xalay lagu qabtyay magaalada gabiley ayaa  marti ku ahaa maayarka magaalada gabiley Maxamed Amiin Cumar Cabdi oo markale usharaxan golaha deegaanka degmada Gabiley.

Musharax Maayar maxamed Amiin ayaa barnaamijkan ayaa bulshada ku dhaqan magaalada gabiley ku  waydiiyeen su,aalo la xidhiidha wax ku kalifay in uu markale isa soo sharaxo,waxyaabaha uqorshaysan

Sidoo kale maayarka ayaa barnaamijkan lagu waydiiyay waxyaabaha uu ka qabtay gobolka gabiley mudadii uu xila maayarka ka hayay.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA HORDHACA BARNAAMIJKA MASRAXA MUSHARAX IYO MAAYAR AMIIN;

COMMENTS
LINKS