|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Abwaan Xasan Dhuxul Laabsaalax Oo Khudbad Dhinacyo Badan Taabanaysa Ujeediyay Kumanaan Kamid Ah Shacabka Magaalada Wajaale!
May 18, 2021 - Written by Editor:TOG WAJAALE(W,N)Abwaan Xasan Dhuxul laabsaalax ooo kamid hal abuurka reer somaliland ee wakhtigan usharaxan doorashada golaha wakiilada ayaa shacabka reer wajaale kala qaybgalay xuska sanad guurada maalinta qarannimada somaliland ee 18may.
Abwaan xasan shacabka shacabka ujeediyay khudbad ka waramaysa wixii loosoo maray madaxbanaanida somaliland iyo horumarka ay gaadhay. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:DAAWO:-Wasiirul Dawlaha Wasaarada Waxbarashada Oo Ka Hadlay Khilaafka Soo Kala Dhex Galay Masuuliyii... Maxkamada Gobolka Maroodi Jeex Oo Saaka La Horkeenay Wariyayaashii Xidhnaa Iyo Eedaha Loo Haysto, Daawo:Faysal Cali Waraabe Oo Ka Hadlay Kulan Uu La Yeeshay Garabkii Isbahaysiga Kulmiye Iyo Waxa ay ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|