|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Aas Qaran Oo Xabaalaha Malowle Ee Magaalada Hargaysa Loogu Sameeyay Marxuum Dr Maxamed Yuusuf.
May 7, 2021 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Alle ha,unaxariistee waxaa maanta aaas qaran loogu sameeyay xabaalaha malowle ee galbeedka magaaada hargasya Dr Maxamed Yuusuf Gaboobe oo habeenkii xalay ku geeriyooday shil baabuur oo ka dhacay duleedka magaalada gabiley,
Aaska Marxuumka ayaa waxaa kazoo qaybgalay Maayarka magaalada gabiley, madaxdhaqameed, dhakhaatiir iyo bulshada ku dhaqan gobolada hargasya ,gabiley iyo wajaale ka kala socoray
HALKANKA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Gudida Dhaqaalaha Xukuumada Somaliland Oo Shaaciyay Wakhtiga Uu Qabsoomayo Shirwaynaha Dhaqaalaha Js... Xukuumada Jsl Oo Ka Hadashay Cabashada Dhalinyarada Reer Saaxil, Sheegtayna In La Saxayo Qaabkii Loo... Masuuliyiinta Wasaarada Hawlaha Guud Oo karmeeray Halka Uu Marayo Qorshe Usamaynta Magaalada Gabiley... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|