HARGAYSA(W,N)-Yoonis Axmed yoonis oo kamdi ah masuuliyiinta xisbiga wadani ayaa markale si kulul ucanbaareeyay xadhiga muwaadin aadan xaashi oo mudo 38cisho ah ku xidhan magaalada hargaysa kaasi oo sida eheladiisu sheegeen in xidhan wiil uu dhalay madaxwayne biixi
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;