Wasaarada Isgaadhsiinta Jsl Oo Ka Noqotay Go,aan Ay Hore Ugu Joojisay Taawarada Shirkadaha | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wasaarada Isgaadhsiinta Jsl Oo Ka Noqotay Go,aan Ay Hore Ugu Joojisay Taawarada Shirkadaha
April 19, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Wasaarada isgaadhsiinta iyo technolajiyada ayaa ka noqotay go,aan ay hore ugu joojisay in shirkadaha isgaadhsiinta ay iska taagtaan biraha taawarada

Qoraal maanta kasoo baxay wasaarada isgaadhsinta ayaa lagu fasaxay in shirkaduhu taagan karaan taawaro

HALKAN KAGA BOGO WARKAN KASOO BAXAY WASAARADA ISGAADHSIINTA;

COMMENTS
LINKS