|
|||||
WAJAALE NEWS
Taliska Ciidanka Booliska Jsl Oo Ka Hadlay Xadhiga Ay Kula Kaceen Qaarkamid Ah Musharixiinta Xisbiyada Iyo Magacyada Kuwo Ay Ku Daba Jiraan!
April 29, 2021 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-War Qoraal ah oo kazoo Baxay Taliska ciidamada booliska Somaliland ayay kaga hadleen xadhiga ay kula kaceen qaarkamid ah musharixiinta xisbiyada mucaaridka ka sharaxan iyo eedaha ay ku haystaan Sidoo kale taliska ciidanka booliska ayaa sheegay in ay ku daba jiraan xubno musharixiin ah oo ay shaaciyeen magacyadooda kuwaasi oo qaarkood ay ku eedaysan yihiin in ay samaysteen shahaadooyin been abuur ah wallow aanay ahayn haayadii ku shaqada lahayd hubinta shahaadooyinka musharixiinta utartamaya golayaasha deegaanka iyo baarlamaanka Somaliland Dhanka kale taliska ciidanka booliska ayaa sheegay xadhiga musharixinta in ay umareen sifo sharci ah. HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN; Related posts:DAAWO; Culimada Magaalada Boorama Oo Khubadii Jimcaha Kaga Hadlay Coronavirus Iyo Fulinta Qodobadii ... Gudida Diwaangalinta Ururada Siyaasada Oo War Cusub Kasoo Saartay Liisanka Ururada Cusub Iyo Wakhtig... Madaxweyne Muuse Biixi Oo Shacabka Caasimadda Hargeysa Kala qayb-galay Salaadda Ciidul-Fidriga COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|