Siyaasi Cali Guray Oo Saadaaliyay Xildhibaanada Kusoo Bixi Doona Doorashada 31may Iyo Sida Ay Kulmiye Iyo Xisbiyada Mucaaridku Ugu Kala Guulaysanayaan Kuraasida Gobolada! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Siyaasi Cali Guray Oo Saadaaliyay Xildhibaanada Kusoo Bixi Doona Doorashada 31may Iyo Sida Ay Kulmiye Iyo Xisbiyada Mucaaridku Ugu Kala Guulaysanayaan Kuraasida Gobolada!
April 30, 2021 - Written by Editor:

Siyaasi Cali Guray Oo Saadaaliyay Xildhibaanada Kusoo Bixi Doona Doorashada 31may Iyo Sida Ay Kulmiye Iyo Xisbiyada Mucaaridku Ugu Kala Guulaysanayaan Kuraasida Gobolada!

RAMADAAN KARIIM

SAADAASHA XILDHIBAANADA KU SOO BIXI DOONA DOORASHADA 31ka MAY HADII ALLEH YIDHAA

AWDAL 13 KURSI

Kulmiye         6

Mucaaridka   7

MAROODIJEEX- 20 KURSI

Kulmiye            10

Mucaaridka     10

SAAXIL-10 KURSI

Kulmiye            5

Mucaaridka.   5

TOGDHEER-15 KURSI

Kulmiye.         5

Mucaaridka  10

SOOL.    12 KURSI

Kulmiye           5

Mucaaradka  7

SANAAG.   12 KURSI

Kulmiye          5

Mucaaridka   7

ISUGEYN 82 KURSI

KULMIYE             36 KURSI ~(44.2%)

MUCAARIDKA     46 KURSI ~(55.8%)

Fiiro Gaar Ah

Kuraasida qaarkood waxa laga yaabaa in ay noqdaan jajab oo xisbiba ay wax raacaan markaa ka tirada ugu badani ay raacdo ayaa helaya. Dhinaca kale Gobolada qaarkood musharixiintooda iyo qiyaasta tirada taageerayaashoodu weli hubin ayay u baahan tahay. Markaa Qiyaas-horraadan ugu badnaan qalad +/- (plus/minus) 2 ah in ay ku keeni karto waa suurogal.

Qiyaas dambe waxaynu qaadi doonaa marka ololaha la gaadho in kasta oo laga yaabo in ololuhu aanu noqon sidii hore oo waxay doorashadani ku soo beegantay Ramadaan iyo COVID-19. Ta kale natiijadii tirooyinka rasmiga ah ee codbixiyayaashu kamay soo bixin Komishanka Doorashada. Doorashadii hore ee Madaxtooyada tirada isu diiwaangelisay waxay ahayd 870 000. Kaadhadhka waxa qaatay 704 000. Hadana waxa codeeyay wax ka yar  600 000

Siyaasi cali Maxamed Yuusuf (Cali Guray)

COMMENTS
LINKS