Roobab Khasaare Gaystay Oo Ka Da,ay Magaalo Madaxda Ismaamulka Somalida Ee Jig Jiga | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Roobab Khasaare Gaystay Oo Ka Da,ay Magaalo Madaxda Ismaamulka Somalida Ee Jig Jiga
April 25, 2021 - Written by Editor:

JIG JIGA(W,N)-Roobab xoogan oo khasaare hantiyeed gaystay ayaa habeenkii xalay ka degay magaalada jig jiga ee caasimada ismaamulka somalida.

Waxaana khasaaraha ay roobabkani gaysteen ka hadlay qaarkamid ah dadwaynaha ku dhaqan magaalada jig jiga oo ka cabsi qabo in dhibaatooyin kale ugaystaan roobabkii guga oo hada curtay.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

 

 

COMMENTS
LINKS