|
|||||
WAJAALE NEWS
Musharax Shucayb Maxamed Muuse Oo Maanta Dib Uhelay Xoriyadiisii!
April 8, 2021 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Musharax shucayb maxamed muuse oo mudo Dhowr iyo toban cisho ah ku xidhaan saldhiga dhexe ee magaalada hargaysa sifo sharci daro ah ayaa maanta dib uhelay xoriiyadiisii kadib markii lagu sii daayay damaanad. Xadhiga musharax shucayb oo xisbiga ucid uga sharaxan golaha wakiilada gobola maroodi jeex ayaa Ahaa mid siyaasiya islamarkaana ay ka danbaysay koox xukuumada katirsan oo ay isku hayb yihiin Majirto wax faah faahin oo uu musharuxu kaga hadlay xadhigiisa . WAJAALENEWS DESK HARGAYSA OFFICE.
Related posts:DAAWO: Guddiga Joogtada Ee Golaha Guurtida Somaliland Oo Soo Bandhigay Warbixino Ay Ka Soo Ururiyeen... DAAWO; Jiif Caaqil Kasoo Jeeda Gobolka Awdal Oo Raali Galin Ka Bixiyay Hadal Kasoo Yeedhay Ugaas Cab... Dhismaha Jidka Berbera Corridor Oo Maalinta Bari ah la Dhagax Dhigayo Iyo Madax Ka Kala Socota Itoob... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|