|
|||||
WAJAALE NEWS
Mudowga Musharixiinta Somaliya Oo Golaha Shacabka Uga Digay In Ay Qaadan Talaabo Lidku Ah Xasiloonida Dalka.
April 30, 2021 - Written by Editor:MUQDISHO(W,N)-Iyadoo maalinta berri ah kulan aan caadi aheyn ay isugu imaanayaan xildhibaannada Golaha Shacabka Somaliya ayaa dhinaca kale qoraal ka soo baxay midowga Mushariixiinta ayaa digniin udiray xildhibaannadda in aanay qaadaningo’aanno lagu dibindaabinayo xasilloonida iyo geeddi socodka doorashooyinka dalka. Qoraalka ayaa dhinaca kale loogu baaqay Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xusseen Rooble in uu la wareego hoggaanka doorashada dalka. Sidoo kale midowga musharixiinta ayaa ku eedeeyay madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo In uu yahay caqabada ugu weyn ee hortaagan heshiis kama danbeys ah oo laga gaadho doorashooyinka dalka somaliya Midowga Musharixiinta ayaa sheegay in aan la aqbali doonin in Baarlamaanka Soomaaliya uu qaado tallaabo la mid ah tii 12kii bishan April. Halkan Ka Akhri Bayaan Ay soo Saareen Midowga Musharixiinta Somaliya; Related posts:DAAWO: “Xukuumadda Waxaanu Leenahay Derajooyinka Ciidanka Ka Daaya Qabyaaladda..” Sheekh Aadan-Siiro Al-Shabaab Oo Shaacisay Dadka Ay Laayeen Qaraxii Ka Dhacay Magaalada Muqdisho Iyo Tirada Masuuliyiin... R-Wajaale: Qaybo Kale Oo Ka Mida Fadaa'isha Bisha Ramadaan Waana Darsigii 3aad Oo Goor Dhawayd Duhur... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|