|
|||||
WAJAALE NEWS
Komishanka Doorashooyinka Oo Sheegay In Musharixintu Xasaanad leeyihiin, Xukuumadana Uga Digay Xadhigooda.
April 26, 2021 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Komishanka Doorashooyinka qaranka ayaa War-Murtiyeed uu soo saarey ku caddeeyey in Liisaskii Komishanku baahiyey ee Musharixiinta Golayaasha Wakiilada & Degaanadu ay leeyihiin Xasaanad Sharci taasoo KDQ uu farayo hay’adaha ay khusayso inay si buuxda u tixgaliyaan. #KDQ waxa uu si buuxda u caddaynayaa dhawrsanaanta sharciga iyo Xeerka Doorashooyinka & Diiwaangelinta Codbixiyayaasha Xeer Lr.91/2020 uu siinayo Musharixiinta rasmiga ah muddada ay ku jiraan Hawlaha Doorashada. Sidaas daraadeed, waxa uu Komishanku si rasmiya ugu gudbiyey hay’adaha ay khusayso sida ay muhiimka u tahay tixgalinta xuquuqaha Xeerku jideeyey. HALKAN KA AKHRI WAR MURTIYEEDKA. Related posts:DAAWO;-Maxaa Kala Qabsaday Xoghayaha Xisbiga Wadani Iyo Wasiiro Xukuumada Katirsan Oo Madal Ku Kulma... Siyaasi Cabdilaahi Jawaan Oo Golaha Guurtida Ugu Baaqay In Ay Meelmariyaan Go,aanka Guida doorashooy... Xasan Sheekh Oo Beesha Caalamka Ka Dalbaday In Loo Keeno Maydadka Tahriibayashii Ku Dhintay Badda U ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|