|
|||||
WAJAALE NEWS
Itoobiya Oo Markale Ka Digtay Faro Galin Ay Sheegeen In Ay Ku Hayaan Dawlado Shisheeye!
April 24, 2021 - Written by Editor:ADIS ABABA(W,N)-Golaha Amaanka Qaranka Dalka Itoobiya oo shir iskugu yimid uu gudoominayay Raysalwasaare Abiy Axmed ayaa sheegay in dawladaha caalamka qaarkood faro galin Abniga Itoobiya Halis ku ah ku hayaan kuwaasi oo ku cadaadinayay in joojiyaan buuxin biyo xidheenka itoobiya Sidoo kale golaha amaana itoobiya ayaa sheegay in aanay marnaba joojinaynin dhamaystirka dhaam biyoodkan islamarkaana waxay digniin udireen wadamo ay ku eedeeyay in faro galin ku hayaan. HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN; Related posts:DAAWO;-Wadayaasha Gaadiidka Oo Cabasho Xoogan Ka Muujiyay Wasaarada Gaadiid Oo Ku Khasbaysa In Ay Ba... Gudiga Abaaraha Somaliland Oo Isku Badashay Marin Musuq Maasuq Iyo Habka Loo Maamulay Iibka 20 Booya... Daawo: Amaanka Gobolka Sool Oo Sii Xumaanaya Iyo Dablay Xalay Dilal Kala Duwan Ka Gaysatay Magaalada... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|