|
|||||
WAJAALE NEWS
Gudoomiyaha Waxbarashada G, Maroodi Jeex Iyo Shaqaalaha Wasaarada Oo Cabasho Xoogan Ka Muujiyay Tacadi Iyo Faro Galin Uu Ku Hayo Wasiir Toorno.
April 9, 2021 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha waxbarashada ee gobolka maroodi iyo xubno kamid shaqaalaha wasaarada ee ka hawlgala wasaarada waxbarashada ayaa sida fiiinta uga qayliyay faro galinta.tacadiyo iyo haybsooc uu ku hayo wasiirka wasaarada waxbarashada toorno oo mudadii uu joogay wareeriyay wasaarada Sidoo kale xubnahan ayaa madaxwaynaha Somaliland ugu baaqay in uu kazoo gaadho wasiir toorno oo ay sheegeen in aanu caafimaad ahaan caadi ahayn. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:Daawo-Madaxweyne Jsl Oo Soo Kormeeray Mashruuca Ugu Balaadhan Gobolka Awdal Dhismaha Biriijka Isku X... “Waxaynu Ugu Baaqaynaa Xukuumada Jirta Iyo Kuwa Soo Socdaba In Umadda Loo Raadiyo Aqoonsi Iyo Midnim... Daawo: Madaxweyne Muuse Biixi Oo Ka Sheekeeyay Kaalintii Madaxda Dalka Jabuuti Ku Lahaayeen Dib U Dh... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|