|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Sabaax Cabdi Ibraahim Oo Maanta Dib Uheshay Xoriyadeedii Iyo Haweenk Dareen Celiyay Siidaynteeda.
April 17, 2021 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Xukuumada Somaliland ayaa maanta xabsiga Dhexe ee magaalada hargaysa kasii daysay Sabaax Cabdi Ibraahim oo ahayd xaaska Siyaasi Ismaaciil Hure Buubaa oo maalmo Ku xidhay saldhiga dhexe. Qaarkamid ah haweenka beelaha Garxajis ee hore uga hadlay xadhiga Sabaax cabdi Ibraahim oo manta dib uheshay Xoriyadeedii ayaa dareen celiyay soo daynteedo kuwaasi oo madaxwaynaha Somaliland uga mahad celiyay in uu aqbalay Codsi xadhiga sabaax oo ay warbaahinta Umariyeen.
Sidoo kale haweenkan ayaa shacabka Somaliland iyo cidkasta oo ka qayb qaadatay siidaynta sabaax cabdi ibraahim uga mahadceliyay. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:DAAWO;-Suldaan Maxamed Xirsi Qani Oo Jawaab Kulul Ka Bixiyay Hadal Kasoo Yeedhay Taliyaha Ciidanka ... Shirkada Diyaaradaha ee OCEAN Airlines Oo Qaaday Xujaajtii Ugu Horaysay Ee Ka Amba-Baxa Somaliland DAAWO; Gudoomiyaha Ku Meel Gaadhka Ee Xisbiga Wadani Oo Khudbad Shacabka Ididiilo Galisay Ka Jeediy... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|