|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Musharixiinta Xisbiga Ucid Uga Sharaxan Deegaanka Gabiley Iyo Wakiilada Oo Si Kulul Ucanbaareeyay Xadhiga Musharax Shucayb Iyo fariinta Ay Udireen Xukuumada.
April 6, 2021 - Written by Editor:GABILEY(W,N)-Musharixiinta xisbiga ucid uga sharaxan golaha deegaanka degmada gabiley iyo xubno kamid musharixinta suharaxan golah wakiilada gobolka maroodi jeex ayaa ka hadlay xadhiga musharax shucayb maxamed muuse oo mudo 12cisho sharci daro ugu xidhan xukuumada kaasi oo ay ugu baaqeen in ay xroyadiisa usoo celiyaan hadii danbi lagu hayana ay sharciga hor keeneen. HALKANKA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:DAAWO;-Taariikhda Aas Aaska Ciidamada Qaranka Jsl Iyo Marxaladihii Kala Duwanaa Ee Ay Soo Mareen! WASAARADDA CIYAARAHA SOMALILAND OO SHEEGTAY INAY BIXINAYSO QANDARAASKA SHIRKADII DOOGA CAGAARAN DHIG... Kulan Isbarasho Iyo Isku Xidhka Labada Shacab Ee Jabuuti Iyo Gabiley Oo Lagu Qabtay Magaalada Gabile... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|