|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Ehelada Musharax Shucayb Maxamed Muuse Oo Sheegay In Uu Cunto Joojin Sameeyay Xaaladiisa Caafimaadna Ay Halis Tahay!
April 2, 2021 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Ehelada Musharax Shucayb Maxamed Muuse Oo Caawa warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in uu cunto joojin sameeyay islamarkaana ay xaaladiisa caafimaad halis tahay isagoo xanuunsanaya Sidoo kale Axmed Maxamed Muuse oo ay walaalo yihiin musharax shucayb ayaa sheegay in taliyaha saldhiga dhexe ee uu ku xidhan Yahay Axmed Dacawo Uu udiiday in ay arkaan eheladiisu mudadaa sagaalka cisho ee uu xidhan Yahay taasi oo sobobtay in musharax shucayb cuntada joojiyo kadib markii cadaadis la saaray loona diiday caruurtiisa,xaasaskiisu iyo cidkasta oo U imanaysay in ay usoo galaan. HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN; Related posts:DAAWO;-Wasiiro Xukuumada Katirsan Oo Kulan La Qaatay Waxgaradka Beesha Degta Deegaanka Laga Hirgalin... Daawo:“Hada Waxa Socota In Dalkii La Ilaaway Oo Nin Kastaa Isleeyahay Muusaa Soo Baxayee Yaanu Wasii... DAAWO; Garabka Isbahaysiga Kulmiye Oo Ka Hadlay Halka Uu Marayo Wada hadalkii U Furmay Xisbiga Ucid... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|