|
|||||
WAJAALE NEWS
Banaan Baxyo Lagaga Soo Horjeedo Farmaajo Oo Caawa Ka Dhacay Muqdisho Iyo Wararkii Ugu Danbeeyay.
April 26, 2021 - Written by Editor:MUQDISHO(W,N)-Banaab baxyo lagaga soo horjeedo mudo kororsigii madaxwayne farmaajo ayaa caawa fiidkii ka dhacay magaalada muqdisho oo ilaa maanta galinkii hore ay xaaladeedu deganayd dagaaladii ka dhacay xaafado magaalada kamid xalay kadib. Hadaba caawa bacdal aftirkii ayaa waxaa xaafado magaalada muqdisho ah ka bilowday isku soo baxyo lagaga soo horjeedo madaxwaynaha wakhtigiisu dhamaaday ee farmaajo kuwaasi oo loogu baaqayay in uu iscasilo Sidoo kale xaalada magaalada muqdisho ayaa kacsan taasi oo ay meelaha qaarna isku dhow yihiin ciidamada mucaaridka ee kazoo horjeeda farmaajo iyo kuwa maamulkiisa taageersan oo marwalba laga cabsi qabo in ay isku dhacaan. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:Raysal Wasaare Abiy Oo Madaxda TPLF Ku Eedeeyay Inay Sumeeyeen Janaral ka Tirsan Militeriga Itoobiya... “Hebeladii Ku Caan Baxay Run-Sheegnimada Sanadka Waxa Inaga Baxay, Laba Nin Oo Cul-culus”Siyaasi Cal... DAAWO;-Dood Xasaasiya Oo Laga Hadlayo Waxyaabaha Soo Cel celiya Muranka Komishanka Jsl, Muxuuse Ka Y... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|