|
|||||
WAJAALE NEWS
Xisbiga Wadani Oo Ka Hadlay Xadhiga Muwaadin Mudo Uxidhan Wiil Uu Dhalay Madaxwayne Biixi Iyo Fariinta Ay Udireen Laamaha Amaanka.
March 15, 2021 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Xisbiga wadani ayaa si kulul ucanbaareeyay xadhiga nin qoyskiisu sheegeen in uu uxidhan yahay wiil uu dhalay madaxwaynaha Somaliland kuwaasi ooh ore cabashadooda warbaahinta ula wadaagay Sidoo kale xisbiga wadani ayaa madaxwaynaha Somaliland ugu baaqay in aanay shaadhkiisa dadka lagu dhibaataynin isagoo haayadaha amaanka ka dalbaday in cadeeyeen xadhiga muwaadinkaa mudada bilaa sharciga ku xidhan. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:"Maxamed Kaahinoow Waddani Khilaaf Kama Dhex Jiree, Orod Oo Kala Qabo Reerkiina Iyo Reeraha Kale"..S... Ingiriiska oo Dabada Ka Riixaya Qorshe Qaramada Midoobay Ay Cunaqabataynta Hubka Kaga Qaadayso Erete... Wasaaradda Maaliyadda: Tobaneeye Qof Uun Baa La Isku Bedelaaye Shaqaalaha Kale Miyeyna Xaq U Lahayn ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|