|
|||||
WAJAALE NEWS
Wasiir faratoon Oo Si Rasmi ah Iskaga Casilay Xilkii Wasiirka Arimaha Dibada Jsl.
March 3, 2021 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Wasiirkii Arrimaha Dibadda Somaliland Yaasiin Xaaji Maxamuud Faratoon, ayaa maanta si rasmiya isaga casilay jagadaasi. Faratoon, ayaa warqaddiisa iscasilaada u gudbiyay madaxweyne Biixi, oo isaguna ka aqbalay sida ay ii sheegeen illo-xogogaal ah. Wasiir Faratoon, oo u sharraxan golaha Wakiillada Somaliland ayaa la filayaa in maalinta berri ah uu tago xarunta Kulmiye si uu u diiwaan geliyo Musharraxnimadiisa. Waa mas’uulkii labaad ee maanta iska casila xukuumadda Biixi, si ay isugu sharraxaan Wakiillada. Related posts:Musharaxa Madaxwaynaha Iyo Madaxwayne Kuxigeen Ee Xisbiga Waddani Oo Soo Dhaweeyay Madaxdhaqameed Iy... Gudoomiyaha Ururka Solja Oo Ka Hadlay Xadhig Afduub Ah Ee Ciidamada Sirdoonka Somaliland Kula Kacee... DAAWO; Ciidamadii Ugu Badnaa Ee Kasoo Goosta Maamul Goboleedka Puntland Oo Isku Soo Dhiibay Somalila... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|