|
|||||
WAJAALE NEWS
Raysal-Wasaaraha Itoobiya Oo Qiray In Ciidamo Eratariya Ahi Ay Ku Sugan Yihiin Gobolka Tigreega.
March 24, 2021 - Written by Editor:ADIS ABABA(W,N)-Raysalwasaaraha dalka itoobiya abiy axmed ayaa markii ugu horay qiray in ciidamo dalka eratariya ka socdaan ay ku sugan yihiin gobolka tgreey kuwaasi oo xadgudubyo dagaal ka gashay islamarkaana xasuuqay dad shacabka kuwaasi oo ay hore ubeeniyeen joogitaankooda raysal wasaare abiy iyo madaxwaynaha eratariya Isayes afowergi Raysalwasaare abbey ayaa arintan ka sheegay mar uu khudbad ujeediyay baarlamaanka dalka itoobiya HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN; Related posts:DAAWO;; GUDOOMIYE CIRRO Oo Ka Hadlay Aragtidiisa Iscasilaadda Xoghayihii Warfaafinta Ee Xisbiga Muja... Xafiiska Xeer Ilaalinta Gobolka Maroodi Jeex Oo Haayada Sirdoonka Jsl Ku Amartay In Kiiska Gudoomiya... “Ta Kale Maydkiisa In La Gubo Waxa Ka Fiicnayd In Aas Qaran Loo Sameeyo, Ilayn Waa Boqor La Dilay eh... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|