Madaxwaynaha Punthland Oo Gaadhay Magaalada Boosaso Oo Habeenkii Xalay Kooxo Hubaysani Weerar Kusoo Qaaday | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Madaxwaynaha Punthland Oo Gaadhay Magaalada Boosaso Oo Habeenkii Xalay Kooxo Hubaysani Weerar Kusoo Qaaday
March 5, 2021 - Written by Editor:

GAROOWE(W,N)-Madaxwaynaha maamul goboleedka punthland Siciid dani aya safar deg deg ah ku tagay magaalada boosaso oo habeenkii xalay weerar culus kusoo qadeen kooxo hubaysan kuwaasi oo weeraray jeelka magaalada boosaso

Sidoo kale weerarkan ayaa waxaa ka dhashay khasaare naf iyo maalba leh

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

COMMENTS
LINKS