|
|||||
WAJAALE NEWS
nin ay maxkamada racfaanka ee burco hore ugu xukuntay 7 sanoo xadhig ah oo saaka ka baxday maxkamada iyo ciidanka boolisk oo toogtay ninkaas
April 13, 2014 - Written by Editor:Burco(WJN)Ninkan ayaa ku eedaysana inuu ahaa nin foojarista ahaa oo hore ay maxkamada Gobolku ugu xukuntay 7sano oo xadhiga ah kadibka ka qaadatay Racfaan ayaa maxkamada Racfaanka ay ku xukuntay Maanta 9sanno oo xadhig ah Dhacdadan ayaa sobotay in dhamaanba la joojiyo shaqadii ka socotay maxkamada.
Wajaalnews.net xafiiska wararka hargeisa Related posts:Siyaasi Cali Guray Oo Ka Hadlay Safarka Madaxwayne Biixi Ugu Baxay Gobolada Bari Iyo Fariinta Uu Udi... Wasiir Kuxigeenka Wasaarada Waxbarashada Jsl Oo Ka Warbixiyay Safar Uu Ku Joogo Dalka Jabuut Iyo Wax... Wasaarada Waxbarashada Somaliland Oo Shaacisay Wakhtiga Uu Dalka Ka Bilaabmayo Imtixaanka Shahaadiga... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|