Maamulayaasha Dugsiyada Gaarka ah Oo Ka Hadlay Dhacdadii Ka Dhacday Dugsiga Nuuraadiin. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Maamulayaasha Dugsiyada Gaarka ah Oo Ka Hadlay Dhacdadii Ka Dhacday Dugsiga Nuuraadiin.
March 7, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Qaarkamid ah maamulayaasha dugsiyada gaarka loo leeyahay ee magaalada hargaysa ayaa canbaareeyay falki gadoodka ahaa dhcay dugsiga nuuradiin qaybtii dugsiga sare ee inamada kuwaasi oo khasaare laxaadle soo gaadhsiyyay iskuulka

Sidoo kale maamulayaashan ayaa Fariimo isbarkan udiray xukuumada iyo cidkasta oo isku daydan in ay arintan siyaasadeeyaan.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS