|
|||||
WAJAALE NEWS
“Gudoomiye Beeshan Ama Bulshadan Cod Looguma Tii Tii Dhawdo, Furihii Gabileyna..Siyaasi Abiib Diiriye
March 5, 2021 - Written by Editor:GABILEY(W,N)- Siyaasi Abiib Diiriye Nuur (Abiib Timacad) oo ka tirsan masuuliyiinta sar sare ee Xisbiga WADDANI kana mid ah haldoorka kazoo jeeda gobolka gabiley ayaa khubad dhinacyo badan taabanaysa ka jeediyay Munaasibaddii shaacinta Musharrixiinta isku sidkan ee Golaha Wakiilada Gobolka Maroodi jeex iyo deegaanka Degmada Gabiley oo lagu qabtay magaalada gabiley. Sidoo Kale Siyaasi Abiib ayaa sheegay in beeshan aan loogu faanin cod oo tahay beel ilaa 60kii soo bixi jirtay islamarkaana ay kazoo jeedaan dad tiro badan oo gayiga somalida caan ka ahi. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:Ganacsatada Reer Somaliland Ee Xoolaha u Dhoofiya Jabuuti Oo Cabasho Xoogan ka Muujiyay Cashuur Sha... Maayir Ku Xigeenka Gabiley Iyo Xildhibaan C/samad Jamaado Oo Kormeer Indho-Indhay Ah Ku Tagay Degmad... Daawo:Wajigii Labaad Dadwaynaha Gabilay Oo 87 Gaadhi OO Caleen ah Ugu Deeqay Dadka Abaaruhu Saameeye... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|