Dallada Sonyo Oo Ka Iska Difaacday Eedo Uu Xisbiga Wadani Usoo Jeediyay, Sheegtayna In Ay Dhex Uyihiin Asxaabta | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Dallada Sonyo Oo Ka Iska Difaacday Eedo Uu Xisbiga Wadani Usoo Jeediyay, Sheegtayna In Ay Dhex Uyihiin Asxaabta
March 9, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha dalada dhalinyarada Somaliland ee Sonyo ayaa ka jawaabay eedo uu usoo jeediyay xisbiga wadani oo ku eedeeyy in aanay daladu dhex u ahayn xisbiyada Somaliland.

Sidoo kale gudomyaha dalada sonyo ayaa sheegay in ay daladu casuuntay dhalinyaradii katirsanaan jirtay ee musharixiinta ah musharax siciidna uu kamid ahaa aas aasayaashii dalada sonyo

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS